Sawirle: TT, bilden är ett montage
Foto: TT, bilden är ett montage

Xaladda miisaaniyadda dawladda

Galab-nimada maanta ayaa la filayaa in xisbiga Sverigedemokraterna ay sheegaan dhanka ay u codeeyn doonaan ee miisaaniyadaha berito la hor keeni doono xubnaha baarlamanka. Ma waxay u codeeyn doonaan fikirka miisaaniyadda ee xisbiga garabka midig ee Alliansen-ka, falkaasina oo dhalin doona in laga guuleeysto miisaaniyadda dawladda, isla-markaana uu dalku galo xaalad cakiran ee siyaasadeed?

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".