SD, riksdagen, budget
Foto: TT

Baarlamanka oo ay ka bilaabatay dooddii miisaaniyadda

Xarunta baarlamanka xil-dhibaannada Iswiidhen ayey ka bilaabatay dooddii la xiriirtay miisaaniyadaha kala duwan ee dawladda, garabka midig ee Alliansen iyo miisaaniyadda Sverigedemokraterna.
Ugu dambeeyn afarta galab-nimo ayaa la fileyaa in loo codeeyo miisaaniyadda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".