Doorasho
val

Hayadda doorashooyinka oo diyaargarow ku jirta

Hayadda doorashooyinka ayaa ku tallaabsatay inay carbuunato 6 malyuun oo baqshadood oo ah baqshadaha doorashooyinka, falkaasina oo ay hayaddu isugu diyaarineeyso haddii ay dalka la soo gudboonaato inay ka dhacdo doorasho dheeraad ah.

Doorashadan dheeraadka ah ayaa la filayaa in aaney ku kicin dhaqaale gaarsii-san 250 malyuun oo koron sidii doorashadii dalka ka dhacday bishii sebteembar bartamaheedii, hase yeeshee ay tahay doorasho ay ku kici doonto dhaqaale dheeri ah, sida uu sheegay Hans Lejsäter oo ka howl-gala hayadda doorashooyinka dalka oo la hadlayay war-geeyska Dagens Nyheter.

Isha/DN

                                                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".