Ardey wax ku baraneeysa jaamicadda Stockholm. Sawirle: Bertil Ericson/TT.
Ungefär halva tillväxten går att förklara med att fler läst vidare. Foto: Bertil Ericson/TT.

Tirada ardeyda tacliinta sare oo hoos u dhacday sannadkii afaraad

Sannaddii afaraad ayey hoos u dhaceen tirada ardeyda dhigata tacliinta sare.
Tirada ardeyda tacliinta sare ee sannadka ayey tiradoodu gaarsii-san tahay 287 000, sida ku cad war-bixin uu soo saaray hoggaanka sare ee tacliinta.

Waa tiro ka hooseeysa 2 000 oo ardey marka loo barbar-dhigo sannadkii horeeysay.
Hoos u dhaca tirada ardeyda dhigata tacliinta sare ayaan ku xireeyn tirada dalabaadka oo yaratay, hase yeeshee ay sabab u tahay dhaqaalaha loo qoondeeyo boosaska tacliinta sare oo aan ku filleyn.

Isha/Ekot

                                                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".