Anna Kinberg Batra (M) iyo wasiirka dhaqaalaha Magdalena Andersson oo dood uga socoto xarunta baarlamanka la xiriirta miisaaniyadda garabyada. Sawirle: Janerik Henriksson / TT.
Anna Kinberg Batra (M) och finansminister Magdalena Andersson i talarstolen under dagens debatt om budgeten i Riksdagen. Foto: Janerik Henriksson / TT.

Codeeynta baarlamanka iyo siyaasadda cakiran ee miisaaniyadda

Maxaa xiga codeeynta miisaaniyadda
22 min

Dhowaantan, saacaddu marky tahay 16:00 galab-nimo ayaa cod loo qaadi doonaa miisaaniyadda dawladda, halkaasina oo la fileyo inay ku guul-darreeysato. Maxaa xigi doona? Waa maxay tallaabada xigta ee uu Stefan Löfven, madaxa dawladdu ku tallaab-san karo?

Su'aalahaa iyo qaar kaleeto ee la xiriira ayaannu wax ka waydiiney Fu'aad Maxamed oo bartay culuunta siyaasadda. Balse marka hore maxay salka ku haysaa xaaladdan siyaasadeed ee cakiran.

                                                                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".