Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo laga furayo madxaf lagu kaydiyo taariikhda intarnatka.

La daabacay torsdag 4 december 2014 kl 17.00
På bilden syns två händer som skriver på en dator.
Sweden oo laga furayo madxaf lagu kaydiyo taariikhda intarnatka. Foto: TT.

Hoggaanka shirkadda  intarnatka ee Sweden ( .Se ), ayaa furaysa madxaf lagu ururin doono taariikhda intarnatka. Sidaasi waxa sheegay telefishanka SVT.

Madxafkan ayaa noqon doona mid wax lagu kaydinayo aaladda casriga ah, waxaana uu ciwaankiisu ahaan doonaa sidan; internetmuseum.se.

Elisabeth Nilsson oo ka tirsan shirkaddaasi ayaa sheegtay in ay mihiimaddu tahay sidii loo kaydin lahaa qayb ka mid ah taariikhda intarnatka.

Xigasho: SVT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".