Foto.Warsame Elmi
Foto.Warsame Elmi

Somalia oo markale hogaamineysa liiska masuqmaasuqa caalamka

Korrerapporten
6:06 min

Soomaaliya ayaa hadana hogaamineysa Musuqmaasuqa caalamka, halka dalka Sweden ku jiro kaalinta afaraad waddamada caalamka ugu musuqmaasuqa yar.

Sidaas waxaa muujinaya liiska masuqumaasuqa caalamka ee sannad kasta uu soo saaro ururka transparency international.

Warsame Elmi oo ah weriye ka tirsan laanta soomaaliga ee raadiyaha Sweden ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka Korreraporten oo ah barnaamij ka baxa laanta p3 raadiyaha Sweden.

Barnaamijkas ayaa lagu weydiiyey Warsame bale la'mo filaan ku noqotay in Soomaaliya mar kale ku jirto liiska meesha ugu hooseysey marka timaado dowladd waanaga iyo musuqmaasuqa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".