Extraval utlyst - så tycker lyssnarna. Foto: TT /Creative Commons/Wikimedia Commons Montage: Sveriges Radio
Extraval utlyst - så tycker lyssnarna. Foto: TT /Creative Commons/Wikimedia Commons Montage: Sveriges Radio

Codbixiyayaal tiro badan oo la filaayo doorashada 2015

Qiyaastii 50 kun oo ruux ayaa markii ugu horaysay codayn doona doorashada dheeraadka ee sannadka soo socda. Dad tiradoodu tahay 48 101 oo isugu jira rag iyo dumar ayaa da’doodu noqon doonta 18 jir, sidaa waxaaa shaaca ka qaaday tirakoob uu sameeyay xafiiska tirakoobka guud ee SCB

Dadka ayaa badankoodu waxay ku nool yihiin degmooyinka waaweyn ee dalka, boqolkiiba 15 dadkan ayaa ku dhaqan Stockholm Göteborg iyo Malmö. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".