Honungs drottning. Priserna på tävlingen. Foto: Mohamed Yasin.
1 av 3
Billadhii abaal-marinta ee tartankii boqorrada malabka. Sawirle: Maxamed Yaasiin
Honungs drottning. sötsaker. Foto: Mohamed Yasin.
2 av 3
Boqorraddii malabka. Macmacaan. Sawirle: Maxamed Yaasiin.
Honungs drottning. sötsaker. Foto: Mohamed Yasin.
3 av 3
Boqorraddii malabka. Macmacaan. Sawirle: Maxamed Yaasiin.

Macmacaan iyo tartan - Boqorraddii malabka oo la caleema saarey

Barnaamijkii P4 Malmö Hus - Iswiidhish ah
5:23 min

Xaafadda Seved ee magaalada Malmö ayaa lagu qabtay tartan uu abaabulay ururka Hidde iyo Dhaqan oo ka aasaasan magaalada Malmö. Tartankaasina oo ey ka qayb qaateen qaar ka mid ah soomaalida ku dhaqan magaalada,

iyadoona halkaa lagu soo ban-dhigey macmacaanka soomaalida. Waxaa intaa dheeraa in macmacaanka aanu ku jirin wax sokor ah, hase yeeshee lagu sameeyey malab isla-meesha laga soo saarey.

Isha/P4 Malmö Hus

                                                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".