Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada dalxiisayaasha imanaya Sweden oo kordhaya

La daabacay måndag 8 december 2014 kl 13.11
Российские туристы в Упсале. Фото:Upplandsmuseet/Flickr
Российские туристы в Упсале. Фото:Upplandsmuseet/Flickr

Waxaa aad u kordhaysa tirada dalxiisayaasha soo booqanaya Sweden, tirada dalxiisayaasha yimi waddanka ayaa korodhay boqolkiiba 6 intii u dhaxaysay bilaha juun iyo oktoobar, haddii la barbar dhigo tirada dalxiisayaasha waddanka soo booqatay waqtigan oo kale sannadkii hore

Balse waxaa aad isu dhimay, tirada dalxiisayaasha ka yimaada dawlad weynaha Ruushka, middan oo ku soo beegmaysa waqti uu qiimaha lacagta Ruushku hoos u dhacay. Intii u dhaxaysay bilaha juun iyo oktoobar ayaa qiimaha lacagta Ruushku boqolkiiba 12 hoos u dhacay. 

Xigasho:Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".