Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Bombhot Hovrätten. Foto: Dan Segerson / Sveriges Radio
1 av 3
Foto: Dan Segerson/Sveriges Radio
Avspärrning Jönköping. Foto: Elin Ericsson/Sveriges Radio
2 av 3
Avspärrningar kring Hovrätten och Kammarrätten i Jönköping. Foto: Elin Ericsson/Sveriges Radio
Avspärrning Jönköping. Foto: Elin Ericsson/Sveriges Radio
3 av 3
Foto: Elin Ericsson/Sveriges Radio

Booliska oo dib u furay goobihii uu hore u xidhay

Booliska ayaa hadda dib u furay dhamaan dariiqyadii xidhnaa, iyadoo sidoo kale dib looga hawlgalay dhamaan xafiisyadii dadka laga daad gureeyay saaka, ee ku aag dhawaa xarunta maxkamada rafcaanka ee Jönköping

Dhamaan waxaa la faaruqiyay dhismaha maxkamada iyo dhamaan dhismayaasha ku dhow, booliska ayaa xiidhay afarta jiho ee waddooyinka gala agagaarka maxkamada, waxaana meesha isugu yimi ciidamo boolis ah oo badan iyo shaqaalaha gargaarka degdega ah

 

Booliska ayaa weli wax macluumaad ah ka soo saarin umuurtan, maddama oo aan afhayeenka boolisku soo gaadhin goobta weli. Waxaana la filayaa in goobaha la xidhay ay xidhnaan doonaan ilaa 1-da duhurnimo, markaas oo la filayo in farsamo yaqaano ku xeel dheer waxyaabaha qarxaha ay ka imanaya magaalada Malmö, ee gobolka Skåne. 

Xigasho: P4 Jönköping

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".