Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Hey’addaha dawliga oo hanjabaado soo wejahayaan

La daabacay måndag 8 december 2014 kl 14.00
De uppsagda fick stöd i form av elva månaders lön och personlig coach. Foto: TT
De uppsagda fick stöd i form av elva månaders lön och personlig coach. Foto: TT

Hey’addo badan oo dawli ah, ayaa waxaa soo wejahaya hanjabaado is-daba joog ah. Middan ayaa halis ku ah dimuqraadiyada, sida laga soo xiganaya ururka shaqaalaha.Maalin kasta dadka ka hawlgala xarumaha hey’addaha dawliga ah ayaa la kulma hanjabaado, sida laga soo xiganayo daraasad ay samaysay jariirada Dagens Nyheter

Shaqaalaha hanjabaada ugu badan la kulma ayaa ah, kuwa ka hawlgala xafiiska shaqada ee Arbetsförmodligen, oo loo hanjabay 976 jeer, sannadkan. Hanjabadahaas oo 276 ay ahaayeen qudh gooyo. 

Xigasho: DN

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".