Foto: Hasse Holmberg / TT
1 av 2
Foto: Hasse Holmberg / TT
Agneta Nordin programleder Pyramiden – om framtidens pensionärer på jakt efter livets mening – med nypensionerade Karen Söderberg vid sin sida. Foto: Lars Mogensen/Sveriges Radio
2 av 2
Agneta Nordin programleder Pyramiden – om framtidens pensionärer på jakt efter livets mening – med nypensionerade Karen Söderberg vid sin sida. Foto: Lars Mogensen/Sveriges Radio

Halwgabka Sweden ayaa ka caafimaad badan dhigooda Midawga Yurub

Halwgabka reer Sweden ayaa ka caafimaad badan hawlgabka dhigooda ah ee waddamada ka tirsan Midawga Yurub, sida ay qorayso jariirada Svenska Dagbladet iyada oo soo bandhigtay tirakoob uu sameeyay xafiiska MD u qaabilsan tirakoobka

Sweden ayaa ragga iyo haweenka ayaa in ay hawlgabaan si niyadsan u suga, ugu yaraan 15 sanno oo bilaa xanuun ah. 


Xigasho: (SvD, P1 Morgon)

samir.dualeh@sr.se

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".