Polisen undersöker ett misstänkt bombhot på Arlanda. Foto: Johan NIlsson / TT.
Garoonka diyaaraha Arlanda oo laga shakiyay in uu qarax ka dhaco. Foto: Johan NIlsson / TT.

Garoonka diyaaraha Arlanda oo laga shakiyay in uu qarax ka dhaco

Madaarka Arlanda oo lagu qabtay shandad looga shakiyay in ay ku jiraan walxaha qarxaa. Booliiska ayaa baadhitaan ku wada boorso ay ka shakiyeen in ay ku jiraan walxaha qarxaa. Sidaasi waxa sheegtay Swedavia.

Ulf Wallin oo ah afhayeenka saxaafadda ee Swedavia ayaa sheegay in aanay arrintani saamayn ku yeelan doonin dhaqdhaqaaqa gaadiidka soo galaya iyo kuwa ka baxaya gegeda diyaaraha ee Arlanda.

Xigasho: TT

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".