Дорого посылать деньги из Швеции за границу
Iswiidhan oo bilyan deeq ah ka codsatay midowga Yurub Foto: Sofia Svenblad/Sveriges Radio

Iswiidhan oo bilyan deeq ah ka codsatay midowga Yurub

Dawladda Iswiidhan ayaa midowga Yurub ka codsatay lacag dhan bilyan karoon. Lacagtan oo ka iman doonta sanduuqa maalgashiga ee midowga Yurub. Lacagtan ay dawladda Iswiidhan dalbatay ayaa lagu

dhisi doonaa waddooyinka uu maro tareenka dhulka hoostiisa maraa iyo waliba waddooyinka tareenada ee koonfurta dalka iyo sidoo kale kaybal tamarta dhaliya oo tagi doona dalka Finland.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".