Alliansens ledare med Göran Hägglund (KD), Anna Kinberg-Batra (M), Jan Björklund (FP) och Annie Lööf (C). Foto: TT
Isbahaysiga garabka midig oo wax ka beddelaya sharciga doorashada. Foto: TT

Isbahaysiga garabka midig oo wax ka beddelaya sharciga doorashada

 Isbahaysiga garabka midag ayaa raba in ay wax ka beddelaan sharciyada ay ku shaqayn karto, mustaqbakana dalka u maamuli karto  dawlad aan taageero badan haysani.Sidaasi waxa qoray hoggaamiyayaasha afarta xisbi ee ku midoobay isbahaysiga garabka midig. Kuwaasi oo kala ah: Xisbiga Center Partiet, Folk Partiet, Kristdemokraterna iyo waliba Moderaterna.

Xigasho: DN debatt 

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".