Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Kharashka ku baxa magangalyo-doonka oo saddex jibaarmaya

Planer på nytt boende i Bispgården.
Kharashka ku baxa magangalyo-doonka oo saddex jibaarmayaFoto: Maja Susslin/TT.

Laanta socdaalka oo saddex jibaari doonta kharashka ku baxa meelaha ay degan yihiin dadka magangalyo-doonka ahi. Sannadkii hore laanta socdaalku waxa 1,5 bilyan siisay shirkadaha gacanta ku haya goobaha ay degan yihiin dadka magangalyo-doonka ahi.

Maanta waxa Iswiidhan jooga 47 000 oo qof oo magangalyo-doon ah. 21 000 ka mid ah dadkaasi waxa ay degan yihiin goobo ay leeyihiin shirkado gaar loo leeyahay.

Xigasho: DI

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".