Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dabaylo ka dhacay gobolada Västkusten iyo Värmland

La daabacay onsdag 10 december 2014 kl 17.00
Шведский климат теплеет
Dabaylo ka dhacay gobolada Västkusten iyo VärmlandFoto: Peter Öberg/Sveriges Radio.

Sida ay sheegtay haayadda gaadiidku dabow qabow wata  ayaa  ka dhacday gobolada Västkusten iyo Värmland xalay ilaa saaka. Waxaanay taasi keentay in meelaha qaar ay korontadii ka tagto.

Dabaylahan ayaa keenay in dhirta badan oo ay jareen xanibaan waddooyinka.  Waxa la filayaa in dabaylo kale ka dhacaan deegaanka Östersjökusten.

Xigasho: TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".