Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

T-centralen oo la cidleeyay kadib markii alaamka dabku qaylyay

T-Centralen, Stockholm. Foto: Jonas Ekströmer /TT.
T-centralen oo la cidleeyay kadib markii alaamka dabku qaylyay. Foto: Jonas Ekströmer /TT.

Maanta galinkii hore wakhti ku beegan 10:51 ayaa laga kala yaacay xarunta dhexe ee ay tareenadu ka baxaan ee magaalada Stockholm, ( T-Centralen), kadib markii uu qaylyay alaamka dabka sheegaa.

Goor ay saacaddu ku beegnayd 11:15 ayaa la xaqiijiyay in aanu dab jirin ee waxa alaamka ka qaylisiiyay uu ahaa  bus ama dhas ka kacay dhismaha xarunta. Kadib waxa dib u bilaabmay dhaqdhaqaaqii iyo isusocodkii dadka.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".