Barn på Raus Planteringsskola
Sanduuqa caymiska oo caawin doona waalidka xanuunsanaya. Foto: Gunilla Nordström/Sveriges Radio

Sanduuqa caymiska oo caawin doona waalidka xanuunsanaya

Sanduuqa caymiska ayaa soo jeediyay in la ballaadhiyo caawimaadda la siiyo waalidka kalida ah ee xanuunsanaya ee guriga ku haya ubadkiisa.

Sharcigan ayaa ah mid qofka waalidka ah ee xanuunsanaya u sahlaya in heli karo qof kale oo carruurta u haya lacagna ku qaata inta uu waaalidka ubadka dhalay xanuunsanayo.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".