Shaqada oo kor u kacday. Sawirle: Ulla de Verdier/SR.
Jobben blir ännu fler i Uppland, enligt arbetsförmedlingens senaste prognos. Foto: Ulla de Verdier/SR.

Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday

Gabagabadii noveembar ayey xafiiska shaqada ka diiwaan-gashanaayeen 374 000 oo ruux. Waa tiro u dhiganta 8% ee dadyoowga awoodda u leh iney shaqeeyaan. Tirada shaqa-la'aanta ayaa hoos u dhacdau 0,6% oo ah 27 500 oo ruux, kolka loo barbar-dhigo isla bishaa sannadkii tagay ee 2013.

Waxaa iyaduna hoos u dhacday tirada dadyoowga ey shaqooyinku ka dhamaadeen oo gaartay 3 883, halka a sannad hortii tiradaasi gaarsiisneyd 5466 oo ruux.

Isha/ TT

                                                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".