Polisregister, romer
1 av 2
Foto: TT

Muxuu xeerku ka qabaa diiwaanka?

Xog-shakhsiyeed waa maxay?

Dhammaan xog kasta oo si toos ah iyo si dadbanba loo la xiriirin karo ruux nool.

Waxaa jira xeerar dhowr ah oo mamnuucaya in sameeyo diiwaan-gelin ey ku cad yihiin xog lagu kontarooleyo dadyoow la soocey.

Waxaa sidoo kale jirta in ciidanka ammaankuna sida hayadaha kaleba ey hor-yaalaan xeerar adadag ee u qeexaya diiwaan-gelinta sharciga ah iyo midda aan sharciga waafaqsaneyn. Kuwaasina oo uu ka mid yahay dastuurka dalka iyo heeshiiyada caalamiga ee Yurub oo ka mamnuucaya in aan cidna lagu diiwaan-gelin sida diiwankan haweenka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".