Vänsterpartiets riksdagsman Ali Esbati talade vid Slussen i Stockholm under lördagen. Foto: Henrik Montgomery / TT
15 qof oo lagu qabtay rabshado oo maxkamad la soo taagi doono. Foto: Henrik Montgomery / TT

15 qof oo lagu qabtay rabshado oo maxkamad la soo taagi doono

 Maxkamada ayaa la soo taagi doonaa kadib markii ay mudaharaad rabshado wata kala hor yimaaddeen kulankii  ururka naasiska ee Iswiidhan. Mudaharaadkan ayaa bishii Ogos ka dhacay magaalada Malmö. Sidaasi waxa jarriiradda Sydsvenskan u sheegay qareenka Jörgen Larsson.

Mudaharaadkan oo ay ka soo qaybgaleen in ku dhaw laba kun oo qof ayaa ahaa mid lagaga soo horjeeday naasiyiinta. Waxaanay dadku ururka naasiyiinta iyo booliiskaba ku tuurayeen  walxaha qarxa iyo waliba quraarado. Haddana waxa maxkamad la soo taagi doonaa dadkii lagu qabtay rabshadahaasi.

Xigasho: Sydsvenskan/ Ekot 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".