Sandbackaskolan
Dugsi laga dareeray kadib marki laga shakiyay in bam ka qarxo. Foto: Beatrice Karlsson/Sveriges Radio.

Dugsi laga dareeray kadib marki laga shakiyay in bam ka qarxo

Dugsiga sare ee Sandbackaskolan ee ku yaalla Arvidsjaur ayaa shalay goor ku beegan 13:00 laga dareeray kadib markii laga shakiyay in walxaha qarxaa yaallaan dugsiga dhexdiisa.

Qof da’diisu tahay 18 ayaa falkoon looga shakiyay oo ay booliisku u xidheen. Baadhitaankii booliiska ayaa dhammaaday, iyaga oo aan wax bam ah helin, waxaanay booliisku dib u fureen dhaqdhaqaaqii iskuulka.

Xigasho: P4

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".