Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dilkii Yara oo go'aan laga gaarey

La daabacay onsdag 17 december 2014 kl 17.30
Mordet på Yara. Blommor, ljus och en nalle utanför porten till det hus där den åttaåriga flickan bodde i centrala Karlskrona. En åttaårig flicka kan ha blivit mördad i Karlskrona under Valborgsmässoafton. Två personer har anhållits och misstänks för att ha bragt flickan om livet. Foto: Johan Nilsson / TT
Dilkii Yara. Ubax, shumacyo iyo boombalooyin la dhigey albaabka daartii ay ku noolayd ee bartamaha magaalada Karlskrona. Sawirle: Johan Nilsson / TT

Nin iyo haweenay ey ku socotay dacwad la xiriirtay iney ka dambeeyeen dilkii Yara oo ahayd gabar siddeed jir ah oo falkaasina ka dhacay magaalada Karlskrona ayay maxkamadda degmada ee Blekinge, ahaydna goobtii dacwaddu ka socotay go'aan ku gaartay iney labaduba ka dambeeyeen dilka gabadha.

Go'aanka kama dambeeysta ee maxkamadda ayaa lagu go'aamiyey in haweeneydu ka dambeeysay dilka gabadha oo dil badan u geeysatay halka aanu ninkuna ka hor-istaagin dilka gabadha lagula kacay.

Labadan eedeey-sane ayaa la marsiin doonaa baaritaan la xiriira dhanka maskaxda, sida laga soo xigtay laanta idaacadda SVT ee Blekingenytt.

Isha/Svt Blekingenytt

                                                                                                    kenadid.mohamed@gu.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".