Ingvar Kjellson 1923-2014 Foto: Ola Torkelsson/TT
Ingvar Kjellson 1923-2014 Foto: Ola Torkelsson/TT

Jilaagii Ingvar Kjellson oo geeryooday

Jilaagii caanka Ingvar Kjellson ayaa geeryooday, ka dib markii uu xanuunsanaa muddo kooban. Ingvar ayaa ka mid ahaa jilayaasha ugu qiimaha badan, isaga oo film jilida ku soo biiray sannadii 1964. Isaga oo ilaa muddadaa jilay 140 kaalmood

Sidoo kale  Ingvar Kjellson ayaa in badan la shaqeeyay idaacada tiyaatarka.

Isha: Ekot

Samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".