Ice on the roads caused dangerous driving conditions this morning. Photo: Tomas Oneborg/TT
Ice on the roads caused dangerous driving conditions this morning. Photo: Tomas Oneborg/TT

Digniin laga bixinaayo waddooyinka oo lagu siibanayo

Dadyoowga u dabaal degaya ciida masixiiga ee waddooyinkan ku safraaya ayaa loo digay in ay iska ilaaliyaan halista waddooyinka, oo heerkulku sababay in lagu simbiriran karo.

Sida laga soo xiganaayo hey’adda gaadiidka sadaasha siibashada ayaa lafilayaa in saamayso deeganada dhexe ee waddanka maanta. 

 

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".