Det syns blod på ryggen.
Valen var skadad på ryggen. Foto: Jonas Lind för TT.

Nibiri la samato bixiyay loolan adag ka dib

Nibir ku soo caariday dekadda Kungshamn ayaa shan sacaadood ka dib la badbaadiyay. Isaga oo loo jiiday xaga badda si uu u dabaasho, saacaadu markii ay ahayd 9-kii fiidnimo

Nibirigan ayaa lagu qiyaasay in uu ahaa tobban mitir, sida laga soo xiganayo ilaalada xeebaha 3 nibiri ayaa goobtan lagu arko. Marmar ayaa dhacda in nibiriyadu ay ku soo dhawaadaan barriga. Middan ayaa sababta in ay raadinayaan cunto, ama in ay ka soo baqeen maraakiib.

Geesta kale, nibirgan ayaa dhaawac ku lahaa dhabarka.

Isha: DN, TT

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".