Hemvärnet anslöt till sökandet efter 18-åringen i Skutskär. Foto: Roger Nilsson/Sveriges Radio
1 av 2
Hemvärnet anslöt till sökandet efter 18-åringen i Skutskär. Foto: Roger Nilsson/Sveriges Radio
Hemvärnet sätts nu in i sökandet efter den försvunna 18-åringen i Skutskär. Foto: TT
2 av 2
Hemvärnet sätts nu in i sökandet efter den försvunna 18-åringen i Skutskär. Foto: TT

Xiiso loo hayo ka mid noqoshada ciidamada daafaca madaniga

Dad badan ayaa is-diiwaangelinaya si ay uga mid noqdaan ciidamada dafaaca madaniga iyo ururada kale ee mutadawiciinta ah ee arrimaha difaaca. Ciidamada dafaaca madaniga ayaa guud ahaan korodhay sannadka, iyada oo xiisaha loo haya uu saro u kacay

Waxyaabaha ka dambeeya xiisahan ayaa ka mid ah masiibooyinka dabiiciga ah, sida dabkii ka holcay gobolka Västmanland iyo sidoo kale xaalada amni ee aduunka.

Ciidamada daafaca madaniga ayaa ah urur mutadawiciin ah kana mid ah gaashaandhigga oo marka uu dagaal dhaco daafaca degmeda ama mandiqaddooda. Kuwan oo isugu jira ciidamo leh aqoontii asaasiga ahayd ama waa dabaakhiin iyo kalkaaliyayaal caafimaad. Ujeedadooduna waxay tahay in ay difaacaan waddanka haddii dagaal ama xaalad kale oo deg degi ay soo wajahdo. 

Isha:SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".