Бывший премьер Швеции популярнее нынешнего
1 av 4
Бывший премьер популярнее всех Foto: TT
Stefan Löfven (S), Statsminister. Foto: TT
2 av 4
Stefan Löfven (S), Statsminister. Foto: TT
Annie Lööf (C
3 av 4
Annie Lööf (C). Foto: Hannes Ewehag/Sveriges Radio
Anna Kinberg Batra föreslås bli Moderaternas nya partiledare. Foto: TT
4 av 4
Anna Kinberg Batra föreslås bli Moderaternas nya partiledare. Foto: TT

Reinfeldt oo weli ka sii guuxaya madaxa bulshada reer Sweden

Raysal wasaarihii hore ahna, hogaamiyaha shaqada ka tegaya ee xisbiga Moderaterna Fredrik Reinfeldt ayaa helaya boqolkiiba 60 kalsooni gaadhaysa, ka dib ra’yi ururin uu sameeyay machadka Ipsos, middan oo ka dhigan in uu bulshadu ay kalsooni xad dhaaf ah oo ka badan midda ay u hayaan hogaamiyayaasha xisbiyada kale ay u hayso Reinfeldt.

Geesta kale, kalsoonida loo hayo raysal wasaare Stefan Löfven ayaa hoos ugu dhacday boqolkiiba 42. Halka hogaamiyaha xisbiga Dhexda ee Centerpartiet Annie Lööf ay tahay hogaamiyaha loogu kalsoonida badan yahay, hogaamiyayaasha xisbiyada xulafada garabka midig, iyada oo haysata kalsooni gaadhaysa boqolkiiba 36.

Haweenayda loo caleemo saarayo in ay majaraha u qabato xisbiga Moderaterna, ka dib Fredrik Reinfeldt ee Anna Kinberg Batra ayaa bulshadu u haysa kalsooni ah, boqolkiiba 33. 

Isha: SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".