Домский собор в Лунде. Фото:mff.erik/Flickr
Домский собор в Лунде. Фото:mff.erik/Flickr

Kiniisada oo bixinaysa caawimo la xidhiidha xagga sharciga

Korodhka tirada qaxootiga ayaa sababay in Kiniisada Sweden ay gacan ka geysato arrimaha la xidhiidha talooyinka xagga sharciga. Kiniisada ayaa hadda dad soogalootiga ah siinaysa talooyin la xidhiidha xagga sharciga oo bilaash ah

Arrintan waxaa dhaliyay ka dib markii wadaada kiniisadu ay dad badani ula yimaadeen suaalo adag oo la xidhiidha arrimaha sharciga. Kiniisada ayaa hadda go’aansantay in dadka soogalootiga ah laga caawiyo arrimahaas, iyada oo kiniisadu rabta in ay galiso umuurtan lacag gaadhaysa 4 boqol oo kun oo koroon. 

Isha:Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".