Polisen har en tillfällig ledningscentral vid Österro skola i Bergsåker där pojken försvann. Foto: Annelie Ledin/SR
Polisen har en tillfällig ledningscentral vid Österro skola i Bergsåker där pojken försvann. Foto: Annelie Ledin/SR

Booliska oo hey’adda sirdoonka kala shaqaynaya arrimaha Daacish

Booliska maxaliga ah ee xaafadaha ay ka mid yihiin degmada Järva ee magaalada Stockholm ayaa heli doona maclumaad la xidhiidha hawsha ay waddo hey’adda sirdoonka Sweden ee magaceeda loo soo gaabiyo Säpo ee la xidhiidha ka hortaga xagjiriinta islaamiyiinta ah

Jörgen Olsson oo ka tirsan booliska maxaliga ah ee koonfurta Järva ayaa leh, waxaanu heli doona magacyada dad gaar ah oo ku nool aagayagan oo raba in ay safraan ama soo noqonaya. Waa arrin aanu sugayno sida aanu uga qayb qaadan lahayn ka hortaga kuwa raba in ay dhoofaan iyo sidii aanu u caawin lahayn kuwa soo noqonaya. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".