Ett nytt sprängdåd inträffade i Rosengård i Malmö på julafton.Foto: Stig-Åke Jönsson / TT
1 av 2
Ett nytt sprängdåd inträffade i Rosengård i Malmö på julafton.Foto: Stig-Åke Jönsson / TT
Ett nytt sprängdåd inträffade i Rosengård i Malmö på julafton.Foto: Stig-Åke Jönsson / TT
2 av 2
Ett nytt sprängdåd inträffade i Rosengård i Malmö på julafton.Foto: Stig-Åke Jönsson / TT

Laba qof oo loo hayo qaraxii Rosengård

Maalinimadii shalay ayaa la qabtay laban in oo da’doodu kala tahay 19-jir iyo 39-jir. Labadan nin oo lagu tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen qaraxii loo gesytay  xafiiska shirkada guryaha ee Victoria Park habeenimadii habeenimadii ciida masiixiga.

Sidoo kale waxaa hore loo hayay wiil 15-jir oo isna laga shakisanaa. Hadda ayaa xeer ilaaliye Jenny Lindell ay leedahay boolisku waxay heleen cadaymo cusub kuwaas oo horseeday in la soo qabto labadan nin. 

Isha: P4 Malmöhus

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".