Påklädningen inför arbetet i högriskområdet sker med hjälp av assistenter. Ingen hud får blottas. Foto: Margareta Svensson/Sveriges Radio.
Påklädningen inför arbetet i högriskområdet sker med hjälp av assistenter. Ingen hud får blottas. Foto: Margareta Svensson/Sveriges Radio.

Qof looga shakisan yahay cudurka Ebola

Haweenay Kalkaaliye caafimaad ah oo looga shakisan yahay cudurka Ebola oo xalay la keenay isbitaalka jaamacada Lund, ayaa hadda isbitaalka ka baxday

Ka dib markii la arkay in aanay haweenaydan kalkaaliyaha caafimaadka ahi aanay lahayn summadii lagu garan karo cudurka Ebola. Haweenaydan ayaa xaaladeeda caafimaad isha lagu hayn doona 21 maalmood ee soo socda. 

Haweenaydan oo ka hawlgeli jirtay hey’adda badbaadada bulshada, ayaa si  tabaruc uga shaqayn jirtay waddanka Sierra Leone. Gabadhan ayaa looga shakiyay in ay xidhiidh taabasho la samaysay bukaankii ay caawinaysay. Ka dibna gabadhan ayaa loo soo qaaday Sweden, si caafimaadka wax looga ogaado.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".