Efter en operation har Sari Vesa drabbats av karpaltunnelsyndrom och kronisk värk. Hon väntar nu på ytterligare en operation och har inte gett upp hoppet om att bli återställd. Foto: Jennie-Lie Kjörnsberg/Sveriges Radio Dalarna

Dadka jirrada ku maqan oo aad u yar Sweden

Dadka xanuunka kaga maqan shaqada ayaa tiradoodu aad u yar tahay. Tobbankiiba sagaal ka mid ah dadka reer Sweden ayaan qaadan lacagta magdhowga ah oo hay'adda caymisku siiso qofka jirran sannadkii 2013.

Tirada haweenka reer Sweden ee jirrada ku maqnaanta ayaa aad u badnayd marka la barbar dhigo dhigooda reer Yurub, laga bilaabo sannadkii 2003 ilaa 2004. Ka dib waqtiga waxaa hoos u dhacday haweenka xanuunka kaga maqnaada shaqada. Tirada ragga jirrada ku maqan ayaa iyadu intaa ka yar. 

Sababta ugu weyn ee looga maqnaado shaqada ayaa ah xanuunka xagga nafsada ah.

Isha: / DN Debatt

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".