Vaccinering.  Foto: Håkon Mosvold Larsen / NTB scanpix / TT
Foto: Håkon Mosvold Larsen / NTB scanpix / TT

Tallaalka hargabka oo liita sidii la filayay

Iyada oo la gaadhay xilligii hargabka ee sannadkan. Lana filayo in xilligan hargabku mid ka daran sidii caadadu ahayd, ayaa haddana waxaa jirta khatar ah in tallaalkii lagaga hortagi lahaa ay ka muuqdaan galdaloolooyin.

Hargabka ayaa weli si ba’an ugu dhufan Sweden. Balse 13 ka mid ah 15 cudur side (fayrus) ayaan ahayn kuwa aan tallaalku waxba ka qaban karin, sida laga soo xiganayo hey’adda caafimaadka qaranka.

Nooca hargabka uu tallaalku ka hortagi karo ayaa khubaro ay soo xushay hey’adda caafimaadka aduunku ay sii go’aamiyaan sannad ka hor.

Isha: P4 Jönköping 

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".