Foto: Frank Gunn / AP
1 av 2
Foto: Frank Gunn / AP
Lucas Wallmark berättar att han gärna lyssnar på Melodikrysset. Foto: TT/SR
2 av 2
Lucas Wallmark berättar att han gärna lyssnar på Melodikrysset. Foto: TT/SR

Sweden oo rabta in ay guulaysto bilad maarta ah

Xulka qaranka dhalinyarada ee ciyaarta xeegada barafka ayaa shiisha ku haya ciyaarta ay caawa fiidka ay la yeelan doonaan dhigooda Slovakia. Ka dib markii ay ku guul daraysteen in ay baxaan ciyaarta kama dambaysta ee tartankan

Xulka  qaranka dhalinyarada Sweden ee ciyaarta xeegada barafka ayaa guul daro kala kulmay dhigood Ruushka, balse hadda ayay xooga saarayaan in ay ku guulaystaan bilada maarta ee tartankan.

Isha: / Radiosporten

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".