Turist fotograferar utanför slottet i Stockholm. Foto: Ari Luostarinen / TT
Foto: Ari Luostarinen / TT

Sweden oo soo jiidanaysa dalxiisayaasha Shiinaha

Waxaa aad u kordhaysa tirada dalxiisayaasha ka yimaada waddan weynaha Shiinaha ee soo booqda waddanka Sweden. Tirada dalxiisayaashan ayaa labo jibaarantay tan iyo sannadkii 2009. Sida laga soo xiganayo hey’adda koboca qaranka

Tobankii bilood ee ugu horeeyay sannadkii 2014, ayaa 183 kun oo dalxiisayaal ka yimi waddanka Shiinaha ay u hoydeen Sweden, middan oo korodhay boqolkiiba siddeed sannadkan. 

 

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".