Bildtext: Maria Nilsson, projektledare och doktor i klassisk arkeologi vid Lunds universitet tillsammans med kollegan John Ward vid det nu omtalade arkeologiska fyndet. Foto: Privat
Bildtext: Maria Nilsson, projektledare och doktor i klassisk arkeologi vid Lunds universitet tillsammans med kollegan John Ward vid det nu omtalade arkeologiska fyndet. Foto: Privat

Asaar qadiimi ah oo laga helay waddanka Masar

Waddanka Masar ayaa laga helay asaar qadiini ah. Koox khuburo Swedish ah oo cilmi baadhis ku sameeya hab nololeedkii quruumihii hore ayaa si isdaba joog ah u helay asaar qadiimi ah.

Asaarta qadiimiga ah ee ilaa hadda la helay waxaa ka mid ah laba dhagax oo loo rinjiyeeyay si farshaxanimo leh , dhagaxaanta ayaa da’dooda lagu qiyaasay 2 500 sanno.

Ku dhawaad 15 cilmi baadhe oo afar ka mid ahi ay Swedish yihiin ayaa ku lug leh qoditaanka goobtan dhagaxaanta lagu burburiyo ee Jabal Al Silsila.

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".