P-pillret fyller 50 år i år. Foto: Johan Pettersson/Sveriges Radio
1 av 2
P-pillret fyller 50 år i år. Foto: Johan Pettersson/Sveriges Radio
Kartor och lådor med p-piller. Foto:Jonas Ekströmer/TT
2 av 2
Många kvinnor tackar nej till p-piller på grund av biverkningarna. Foto:Jonas Ekströmer/TT

Tirada hablaha qaata kiniinka p-piller oo yaranaysa

Waxaa aad u sii yaraanaysa tirada hablaha qaata kiniinka ka hortagga uurka iyo dhalmada ee magiciisa la yidhaahdo p-piller ayaa sii yaranaysa. Tobbankii gabdhood ee da’doodu tahay inta u dhaxaysa 15 ilaa 24 waxaa kiniinkan isticmaala 4 ka mid ah

Tirada ayaa hoos u dhacday boqolkiiba 6, ilaa iyo wixii ka dambeeyay sannadii 2006. Sida laga soo xiganayo hey’adda qaabilsan arrimaha bulshada ee Socialstyrelsen

Hoos u dhaca isticmaalka kiniinkan p-piller waxaa sababay waxyeelooyinka ay dawadani leedahay oo ay ka mid tahay in ay yarayso xiisaha uu qofku hayo galmada.

 Isha:SvD

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".