Östermalms närpoliser. Foto: Tomas Oneborg / TT
Nin lagu toogtay makhaayad ku taalla Stockholm

Nin lagu toogtay makhaayad ku taalla Stockholm

Makhaayad ku taalla xaafadda Midsommarkransen ee koonfurta Stockholm ayaa maanta xilli qadadii ku beegan lugta laga toogtay nin da'diisa lagu qiyaasay 60 jir. Booliiska ayaa jarriiradda aftonbladet u sheegay in ay raadinayaan ninkii falkan gaystay.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".