http://www.riksdagen.se/sv/Debatter--beslut/Ovriga-debatter/Partiledardebatter/Partiledardebatt/?did=H2C120150114pd
1 av 2

Doodii koobaad sannadkan ee hoogaamiyaasha oo dhawaan baarlamaanka ka billaabmatay

Maanta baarlamaanka waxaa lagu qabanayaa doodii ugu horeysey oo dhexmarta sannadkan hogaamiyaasha xisbiga. Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Anna Kindberg Batra ayey u noqoneysaa doodii ugu horeysey oo iyada oo hoogaamiye xisbi ah ka qaybgasho. Intaas waxaa sii dheer in xisbiga Sverigedemokraterna ay ku dhawaaqeen in ay soo bandhigi doonaan kalsooni kalo noqosho ra'iisalwasaaraha dalka Stefan Löfven

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".