Frida Hansdotter jublar efter seger i VC-slalomen i Flachau. Foto: Kerstin Joensson/AP/TT
1 av 2
Frida Hansdotter jublar efter seger i VC-slalomen i Flachau. Foto: Kerstin Joensson/AP/TT
Frida Hansdotter i Flachau. Foto: Kerstin Joensson/AP/TT
2 av 2
Frida Hansdotter i Flachau. Foto: Kerstin Joensson/AP/TT

Frida Hansdotter oo guul gaadhay

Frida Hansdotter ayaa guul ka soo hoysay tartantka ku celceliska guud ee ciyaaraha barafk ku orodka ee ka qabsoomay Flachau, Usteeriya. Guushan Frida Hansdotter ayaa timi, 

Iyadoo ay usbuucyo ka hadheen tartankii aduun weynaha ee ciyaaraha baraf ku orodka oo lagu qaban doono waddanka Maraykanka.

Geesta kale, gabadh kale ee reer Sweden Charlotta Säfvenberg ayaa sare u soo kacday oo timi kaalinta tobnaad, middan oo ah meeshii ugu wanaagsanayd ee ay abid timaado. Gabadhan oo labaatan jir ah, ayaa hadda laga yaaba in lagu daro xulka qaranka Sweden ee tartantaka baraf ku orodka ka qayb gelaya.

Isha: Radiosporten 

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".