Statsminister Stefan Löfven efter partiledardebatten. Foto: Claudio Bresciani/TT.
1 av 2
Foto: Claudio Bresciani/TT.
Вотум недоверия шведскому премьеру?
2 av 2
Стефана Лёвéна/ Stefan Löfven критикует спикер "Демократов Швеции" Маттиас Карлссон. Foto:TT

Stefan Löfven oo codka kalsoonida loo qaadayo maalinimada salaasada

Ra’iisal wasaaraha waddanka Stefan Löfven ayaa la filayaa in maalinimada salaasada ee usbuuca soo socda loo qaado codka kalsoonida, ka dib markii gudoomiyaha barlamaanka iyo hogaamiyayaasha xildhibaanada barlamaanka ee xisbiyada ay kulmeen, ayaa sidan la go’aamiyay

20-ka janaayo ayaa codka kalsoonida loo qaadaya Löfven, ka dib markii xisbiga Sverigedemokraterna uu shaaca ka qaaday in aanu wax kalsooni ah ku qabin ra’iisal wasaaraha, sidaa waxaa shaaca ka qaaday xoghaya saxaaafada u qaabilsan gudoomiyaha barlamaanka. 

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".