Vält buss. Foto: Fredrik Lorenzoni/Sveriges Radio.
1 av 2
Foto: Fredrik Lorenzoni/Sveriges Radio.
Bussolycka Sörmland
2 av 2
Bussolycka Sörmland. Foto: Sveriges Radio.

Bus ay saarnaayeen ardday oo qalibmay

Bus ay saarnaayeen caruur ku socotay dugsi ayaa wadda ka baxay saaka, degaanka Malmby ee duleedka Strängnäs. Buskan oo ay saarnaayeen 18 ruux ayaa toddoba iyo toban ka mid ahi ka samato baxeen shilkan dhaawac la’an

Hal ruux ayaa ku dhaawacmay shilkan, inkastoo aan weli la ogeyn xaalada dhaawiciisa. Ruuxan ayaa lagu dabiibayaa isbitaal. Geesta kale digniinta seenyaalaha ayaa soo gaadhay shaqaalaha gurmadka deg dega ah saacadu markay ahayd 7:50 daqiiqo. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".