Marcus Rohdén gjorde 2-0-målet mot Elfenbenskusten. Foto: Janerik Henriksson/TT
1 av 2
Marcus Rohdén gjorde 2-0-målet mot Elfenbenskusten. Foto: Janerik Henriksson/TT
2 av 2
Ett b-lagsbetonad Sverige möter ett toppat Elfenbenskusten som laddar för afrikanska mästerskapen. Foto: TT

Sweden oo u awood sheegatay Ivory Coast

Xulka qaranka kubbada cagta Sweden ayaa afka ciida u daray xulka qaranka kubbada cagta Ivory Coast. Ciyaartan ayaa ahayd middii ugu horaysay ee Sweden ciyaarto sannadkan 2015

Xulka Ivory Coast oo shan maalmood ka dib ciyaaraya ciyaartiisa ugu horaysay ee tartanka kubbada cagta qaarada Afrika ayaa xalay soo safay ciyaatoygiisa ugu wanaagsan oo uu ka mid yahay xidigooda Yaya Toure. Geesta kale xulka qaranka Sweden ayaa hadda ku sugan xero carbis oo ku taal magaalada Abu-Dhabi.

Isha: Radiosporten 

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".