Man vid dator. Illustration: Nick Näslund/Sveriges Radio
Farshaxanlayn: Nick Näslund/Sveriges Radio

Mashruuc looga hortageyo xagjirnimada dhallinyarada

Saddex sannadood ayuu socon doonaa
2:46 min

Hayadda Arvsfond ayaa gabagabadii bishii diseembar ee sannadkii tagay 2014 ugu deeqday ururka daladda ururrada soomaaliyeed, midkaasina oo loogu magac-darey Navigator - fredsbejakande unga vuxna somalier. Macnaha mashruucan laga leeyahay oo ah sidii looga hor-tegi lahaa dhallin-yarada u baqoosha dalalka Suuriya iyo Ciraaq ee ka garab dagaalanta ururrada xag-jirka.

Mashruucan oo bilow ah, howlo badanina hor-yaalaan ayaannu haddaba su'aalo dhowr ah ka waydiinney Guddoomiyaha ururka daladda ururrada Soomaaliyeed Cabdi-nuur Ciise:

                                                                                                          kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".