Mjölkbonde. Foto: Ola Torkelsson/TT.
Bonden på bilden har inget med artikeln att göra. Foto: Ola Torkelsson/TT.

Qiimaha caanaha oo sare u kacay

Dalabka caanaha ayaa yaraaday, sidoo kale cunaqabatayntii uu Midawga Yurub ku soo rogay Ruusha ayaa horseeday in qiimaha caanu hoos u dhaco. Middan ayaa sababtay in caanalay badan ay ku hanjabaan in ay suuqa caanaha ku dagalamaan, sida laga soo xiganayo ururka beeraladayda

Hadda ayaa dukaanada raashinku ay sare u qaadeen qiimaha caanaha, iyaga oo taageero u muujinaya caanalayda. Dukaanada ayaa qiimaha caanahana ku kordhiyay hal karoon, litirkiiba.

Ka dib markii qiimaha caanaha lagu kordhiyay hal koroon, oo loo saaray caanalayda ayaa hadda waxaa sare u kacay iibsiga caanaha.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".