Domaren Ariane är inte nöjd med sin graviditet. Bild: Njutafilms
Domaren Ariane är inte nöjd med sin graviditet. Bild: Njutafilms

Hidde-side sababaya in caruurto uurka hooyadood ku dhimato oo la helay

Khubaro reer Sweden ah ayaa ogaatay in uu jiro hidde-side sababi kara in ilmuhu ku dhinto caloosha hooyadii. Hidde-sidehan ayaa ah mid idlaynaya muruqyada ilmaha.

Hadda ayaa khubaradu ku rajo weyn yihiin in cilmigan lagu ogaaday cudurkan, uu horseedi karo in la helo dabiibkiisana. Caruurta cudurkani haleelo ayaa badankoodu waxay ku dhintaan uurka hooyadood ama wax yar ka dib marka ay dhashaan. Sida ay qoraayaan wargeysyada Dagens Nyheter iyo Wargeyska Uppsala.

Isha: DN, TT 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".