Postlåda. Foto: Lillemor Strömberg/Sveriges Radio.
Postlåda. Foto: Lillemor Strömberg/Sveriges Radio.

Afduubida kaadhadhka aqoonsiyada oo sare u kacday

Shirkada qaabilsan warbixinta xaalada dhaqaale ee qofka ee mageecada loo soo gaabiyo UC ayaa sannadkii hore xanibtay ku dhawaad 10 kun oo kaadhadhka aqoonsiga ah, middaas oo korodhay boqolkiiba 50, haddii la barbar dhigo intay ahayd sannadkii hore

Musuqmaasuqayaasha ayaa ku soo batay magaalooyinka waaweyn iyo waddanka oo dhan sida laga soo xiganayo shirkada UC.

Shirkada UC ayaa hadda u digaysa in dadku ay digtoonaadaan marka ay internetka wax ka iibsanayaan, sidoo kalena ay sii xiidhaan sanduuqa boosta, marka ay safar gelayaan.  

Isha: SVT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".